Madal aqris;Maqalka waa madal lagu xaqiijiyo sax ahaanshaha xogaha dhagaheena soo gaaro ee inooga yimaada bulshooyinka.
maqalka waa madal lagu xaqiijiyo sax ahaanshaha xogaha dhagaheena soo gaaro ee inooga yimaada bulsho. Halkan waxaad ka daalacan kartaa falanqayn qoto dheer oo ku saabsan siyaasadda guud ee dunida,Taariikhda iyo technology-da. Haddii aad xiisayso arimaha sare halkan waa meesha ku haboon ee aad xogahaas ka heli karto.
Recent Blogs
Calmaaniyadda-diinta qarniga 21aad
Ka hor soo shaacbixidda Calmaaniyadda,kaniisadaha iyo wadaado diimeedka waxay xiriir dhaw la lahaayeen dawladda,xiriirkan oo ugu danbayn sababay in wa...
Read moreFear of missing out(FOMO)
Sanado ka hor,nin aan saaxibo nahay mar aan ka sheekaysannay nolosha social media-ha sida ay u tahay wanaag iyo xumaan is dhex daadsan,ayaan soo hada...
Read moreXarar(Harar),Xarunta islaamka geeska Africa.
Xarar (Harar),magaalo ku suntan diin, cilmi iyo xadaarad. Gumaystaha reer Yurub markay ka quusteen galitaanka dhulka Soomaalida ayay ciidamo caloosho...
Read moreHorumarinta Dhalinyarada: Fure u Noqoshada Mustaqbal Wanaagsan
Dhalinyaradu waa mustaqbalka bulshada, waxayna leeyihiin awood iyo karti ay ku beddeli karaan aduunka. Si loo hubiyo in dhalinyarada ay helaan fursada...
Read more